Aliya's Story

Caaliya (Aliya) waa gabar Somaaliyeed oo Qurbaha ku kortey laakiins dalkii ku noqotey

Aliya waa gabar Somaaliyeed oo Qurbaha ku kortey laakiins dalkii ku noqotey

 

Aliya waa gabar soomaaliyeed oo wadanka ugu dambeysay mar hore waxeey tagtay Muqdisho sanado badan kadib. Waxeey Aliya ka soo diyaarineysay Barnaamij xiiso badan oo laga sii dayay Tv-yada Caalamka waxeyna gabadhani ka sheekeyneysaa Nolosha Somalia iyo tan taalo Qurbaha taalo.

Marka aad aragto burburkii wadanka iyo sida uu haatan yahay waxaa qalbigaada galaya qof walbo oo Soomaali ah in ay tusiso wadamada aynu joogno in aan lee nahay wadan haatana uu ka jiro Nabadd oo aan ka gadno Caalamka wadankeena si ay inooga caawiyaan waxii haray. Hadaba Daawo Video-ga ay Caaliya ka soo sameysay Wadanka ayadoo muddo dheer ugu dambeysay wadanka waxeyna sheeko fiican idin kaga heysaa Wadankii

 

You might also like


Fatal error: Allowed memory size of 67108864 bytes exhausted (tried to allocate 46 bytes) in /home/content/84/14004384/html/runta/wp-includes/cache.php on line 672